HomeWararNin Somali oo ku biiri lahaa Daacish oo lagu xiray Maraykanka.

Nin Somali oo ku biiri lahaa Daacish oo lagu xiray Maraykanka.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sarkaal ka tirsan Hay’adda Dembi-baarista Boliska Maraykanka ee FBI  oo lagu magacaabo Richard Gaylord waxa uu ku markhaati ku furay dacwad loo haysto Nin Somali ah oo lagu magacaabo Yuusuf Wehliye, kaasi oo lagu eedeynayo inuu haystay qori iyo inuu qorsheynayey inuu ku biiro Kooxda Daacish. Yuusuf Wehliye oo 25-jir ah ayaa  la sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sarkaal ka tirsan Hay’adda Dembi-baarista Boliska Maraykanka ee FBI  oo lagu magacaabo Richard Gaylord waxa uu ku markhaati ku furay dacwad loo haysto Nin Somali ah oo lagu magacaabo Yuusuf Wehliye, kaasi oo lagu eedeynayo inuu haystay qori iyo inuu qorsheynayey inuu ku biiro Kooxda Daacish.

Yuusuf Wehliye oo 25-jir ah ayaa  la sheegay in lagu hayey ilaalo Sirdoonka Federalka ilaa bishii December ee sannadkii hore.

- Advertisement -

Sida lagu xusay Dukumenti loo gudbiyey Maxkamadda Federalka ee magaalladda Alexandria ee Gobalka Virginia waxa Yuusuf Wehliye la soo qabtay isbuucii hore, isagoo doonayey inuu u dhoofo magaalladda Minneapolis.

Sarkaal ka tirtsan FBI-da ayaa Maxkamadda u sheegay inaysan  ogayn halka uu u socday  Yuusuf Daahir  oo deggan magaalladda Fairfax, iyadoo Ninkaasi  iyo Walaalkiisa 6 ISBUUC ka hor lagu xiray dalka Masar, inkastoo aan lagu oogin Falal Argagixiso.

Richard Gerlad waxa kale oo uu tilmamaay inuu Yuusuf Wehliye u sheegay ininuu jeclaan lahaa Jihaad iyo inuu u hambalyedeyey falka Dil-wareedka ee ay Kooxda Daacish geystaan.

- Advertisement -

Sida lagu qoray Wargeyska The Washington Post waxay Dacwad-oogayaasha sheegeen inay suurtogal tahay inuu Yuusuf Wehliye ku lug leeyahay Fal Argagixiso.

Kaaliyaha Xeer Ilaaliyaha Maraykanka,  Brandon L.Van Grack ayaa ka hor sheegay Maaxkamadda inuu Eedeysanaha kala sheekeystay Nin ka tirsan Hay’adda Ammaanka  arrimaha Jihaadka iyo Daacish.

Waxa uu intaasi ku daray in Eedeysanaha sheegay qorshe uu ku fekerayey oo ahaa inuu Dibedda u dhoofo ama uu weeraro Ciiddanka  Maraykanka ee joogta gudaha Maraykanka.

Qareenka u doodaysay Yuusuf Wehliye oo lagu magacaabo Cadence Mertz waxay iyada Maxkamadda ka hor sheegtay inuusan Eedeysanaha ahayn Nin Khatar ah, waxayna ku baaqday in la sii daayo.

Waxay kaloo sheegtay inuu Eedeysanahaa horey dhibaato kala kulmay shaqo la’aanta, loona baahan yahay in laga daaweeyo xanuunka dhinaca Dhimirka.

Garsoore Ivan D. Davis waxa uu meesha ka saaray in Eedeysanaha la sii hayo damiin la’aan, wuxuuma xusay inuu khatar ku noqday xaalladiisa aan la aqoonin ee Caafimaadka Dhimirkiisa.

Xigasho: Washington Post

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts