HomeWararMadaxweynaha Turkiga oo Shacabkiisa la hadlay,kadib markii uu ka badbaaday Afgembi

Madaxweynaha Turkiga oo Shacabkiisa la hadlay,kadib markii uu ka badbaaday Afgembi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa Waaberigii hore ee saakayto oo Sabti ah la hadlay Taageerayaashiisa oo isugu yimid Garoonka ugu weyn magaalladda Istanbuul, saacado kadib, markii la fashiliyey Isku-day ay Koox Saraakiil Ciiddan ah ku afgembin lahaayeen Dowladiisa. Madaxweynaha waxa uu sheegay in Kooxihii ka dambeeyey Afgembigaasi fashilmay yihiin Taageerayaasha Sheekh Fatxullaah Gulen oo isagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa Waaberigii hore ee saakayto oo Sabti ah la hadlay Taageerayaashiisa oo isugu yimid Garoonka ugu weyn magaalladda Istanbuul, saacado kadib, markii la fashiliyey Isku-day ay Koox Saraakiil Ciiddan ah ku afgembin lahaayeen Dowladiisa.

Madaxweynaha waxa uu sheegay in Kooxihii ka dambeeyey Afgembigaasi fashilmay yihiin Taageerayaasha Sheekh Fatxullaah Gulen oo isagu deggan dalka Maraykanka, wuxuuna xusay in kuwii ka dambeeyey Afgembigaasi mudan doonaan ciqaab adag.

- Advertisement -

Erdogan waxa uu tilmamay in la duqeeyey Hotelkii uu ka deganaa magaalladda Xeebta leh ee Marmaris,wax yar kadib, markii uu ka soo baxay Hotelka.

Waxa uu ku nuunuuxsaday inuu la joogi doono dadkiisa. Isla markaana aanu meel kale u soconin, wuxuuna dadka Turkiga ugu baaqay inay isugu soo baxaan Dariiqyadda, una taageeraan Dimuqraadiyadda Turkiga.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts