HomeWararUgu yaraan 7 qof oo ku geeriyootay Masjid ku yaalla magaalladda...

Ugu yaraan 7 qof oo ku geeriyootay Masjid ku yaalla magaalladda Nairobi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warbaahinta dalka Kenya ayaa sheegtay inay ugu yaraan 7 qof ku geeriyootay, kadib, markii u ku soo dumay Derbi ku hareeraysan Masjid ku yaalla Xaafadda South B ee magaalladda Nairobi. Gurmadka Ambaalsyadda ee Sanit John Ambulance ayaa sheegay inay labo qof ku dhaawacmeen burburkaasi, halka tiro kale ay ku xayirmeen dhismahaasi oo soo dumay abaarihii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta dalka Kenya ayaa sheegtay inay ugu yaraan 7 qof ku geeriyootay, kadib, markii u ku soo dumay Derbi ku hareeraysan Masjid ku yaalla Xaafadda South B ee magaalladda Nairobi.

Gurmadka Ambaalsyadda ee Sanit John Ambulance ayaa sheegay inay labo qof ku dhaawacmeen burburkaasi, halka tiro kale ay ku xayirmeen dhismahaasi oo soo dumay abaarihii 09:00 Fiidnimo ee xalay.

- Advertisement -

Dadka ku dhaawacmay burburkaasi ayaa lagu daaweynayaa Isbitaalka  Kenyatta National Hospital.

Dadka deegaanka ayaa sheegay inuu burburkaasi sababay roobab mahiigaan ah oo xalay ka da’ay Nairobi, kaasi oo xaaqay asaaska derbigaas dumay.

Dhinaca kale, Tiradda dadka ku dhintay shilkaasi ayaa laga cabsi qabaa inay sii kordhaan, iyadoo ay Kooxaha Gurmadka la sheegay inay weli ku hawlan yihiin sidii loo soo saari lahaa dadka ku hoos xaniban burburkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts