HomeCiyaaraha23 Sano Jiradda Qaranka oo taako u dhigay Xulka Rwanda + Sawiro

23 Sano Jiradda Qaranka oo taako u dhigay Xulka Rwanda + Sawiro

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Xuka Qaranka 23-jirada kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa barbaro lagalay xulka Rwanda  kulan=ki labaad ee isreebreebnka  ciyaaraha Olombikada Aduunka. Ciyaartan ayaa ka dhacday dalka jabuuti waxaana goolka hormaray dalka Rwanda oo goolkak ka helay  Songa Isie  qaybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kalanstay 1-0oo ay hoganka ku hayaan Rwanda. Xulka Soomaaliya oo taagero balaaran ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xuka Qaranka 23-jirada kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa barbaro lagalay xulka Rwanda  kulan=ki labaad ee isreebreebnka  ciyaaraha Olombikada Aduunka.

Ciyaartan ayaa ka dhacday dalka jabuuti waxaana goolka hormaray dalka Rwanda oo goolkak ka helay  Songa Isie  qaybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kalanstay 1-0oo ay hoganka ku hayaan Rwanda.

- Advertisement -

Xulka Soomaaliya oo taagero balaaran ka helaya dadwaynaha Soomaaliyeed ee kunool dalka jabuuti iyo taageraayaasha dalka Jabuuti oo  mar walba taageer u ah dalkeena Soomaaliya ayaa qaybta labaad is bedel sameeyay .

kadib markii  badal uu sameeyay Macalinka Hogaaminaya Xalka qaranka  dalkeena Soomaaliya Chrales Mbazi a]kasoo ciyaarta badal ku soo geliyay Cabaas  Maxamed Amiin  ayaa kentay in ay helaan goolka barbaraha kaasoo ahaa gool aad u quruxb badan.

Cabaas Amiin ayaa sidaa ku noqday badbaadiyaha Ciyaarta e Xulka Soomaaaliya  balse natiijda ayaa ka dhigan in ay xulka Dalka Rwanda ay u soo gudbeeyn  wareega labaad ee isreebreebka.

- Advertisement -

Wiilasha Difaacaya xulka qaranka kubadda cagta dalka ayaa muujiyay dadaal iyo karti dheeri taasoo rajo gelinaysa  bahda jecel ciyaarta kubada cagta in ay guul kasoo hoyn karaan karaan tartamadaCaalamiga ah.

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Daawo Sawiradda:

IMG-20150510-WA0001IMG-20150510-WA0002IMG-20150510-WA0004IMG-20150510-WA0005IMG-20150510-WA0006IMG-20150510-WA0007IMG-20150510-WA0008IMG-20150510-WA0009IMG-20150510-WA0010IMG-20150510-WA0011IMG-20150510-WA0012IMG-20150510-WA0013IMG-20150510-WA0014IMG-20150510-WA0015IMG-20150510-WA0016IMG-20150510-WA0017IMG-20150510-WA0018IMG-20150510-WA0019IMG-20150510-WA0020IMG-20150510-WA0021IMG-20150510-WA0022IMG-20150510-WA0023IMG-20150510-WA0024IMG-20150510-WA0025IMG-20150510-WA0026IMG-20150510-WA0027IMG-20150510-WA0028IMG-20150510-WA0029IMG-20150510-WA0031IMG-20150510-WA0032IMG-20150510-WA0033IMG-20150510-WA0034IMG-20150510-WA0035IMG-20150510-WA0036IMG-20150510-WA0037IMG-20150510-WA0038IMG-20150510-WA0039IMG-20150510-WA0040IMG-20150510-WA0041IMG-20150510-WA0042IMG-20150510-WA0043IMG-20150510-WA0044IMG-20150510-WA0045IMG-20150510-WA0048IMG-20150510-WA0049IMG-20150510-WA0050IMG-20150510-WA0051IMG-20150510-WA0052IMG-20150510-WA0053IMG-20150510-WA0054IMG-20150510-WA0055IMG-20150510-WA0056IMG-20150510-WA0057IMG-20150510-WA0058IMG-20150510-WA0059IMG-20150510-WA0060IMG-20150510-WA0061IMG-20150510-WA0062IMG-20150510-WA0063

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts