HomeCiyaarahaCIYAARTOYDA XULKA QARANKA SOOMAALIYEED EE TAEKWONDO-GA OO SI HEER SARE LOOGU...

CIYAARTOYDA XULKA QARANKA SOOMAALIYEED EE TAEKWONDO-GA OO SI HEER SARE LOOGU SOO DHAWEEYEY Dalka Ruushka +Sawirro

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Waxaa kooxda qaranka Soomaaliyeed ee Tarkwondo-ga si heersare ah loogu  soo dhaweeyey magaalada Chelyabinsk ee wadanka Russia oo ka dhici doonaan ciyaaraha Takewanduga aduunka 2015   cayaartooyda ay si aad ah ugu farxay soo dhaweyntaas. Waxaa la filayaa in ay maalinta Talaadada uu si rasmi ah uga furmi doono tartanka Taekwondo-ga aduunka 2015 iyadoo tartankaan […]

- Advertisement -

Waxaa kooxda qaranka Soomaaliyeed ee Tarkwondo-ga si heersare ah loogu  soo dhaweeyey magaalada Chelyabinsk ee wadanka Russia oo ka dhici doonaan ciyaaraha Takewanduga aduunka 2015

 

- Advertisement -

cayaartooyda ay si aad ah ugu farxay soo dhaweyntaas. Waxaa la filayaa in ay maalinta Talaadada uu si rasmi ah uga furmi doono tartanka Taekwondo-ga aduunka 2015 iyadoo tartankaan ay kasoo qeyb galeen ilaa iyo 138 dal oo ka kala yimid caalamka daafihiisa kala duwan..

 

Waxaa sidoo kale Isla magaaladaas Chelyabinsk ee wadanka Russia barito ka furmaya doorashooyinka madaxa taekwendowga aduunka oo lafilaayo in loo doorto madax cusub oo ka kala socdo 5 qaaradood ee aduunka..

- Advertisement -

 

Madaxa wafdiga Soomaaliya  Gudoomiye ku xigeenka koowaad ahna madaxa xiriirada caalamiga  ee xiriirka Takewanduga  Soomaaliya Eng. Ahmed Ciise Kirish oo haatan hogaaminaayo kooxda xulka qaranka Taekwondowga Soomaaliyeed ee kusugan dalka Russia ayaa warbaahinta u sheegay inay kooxda qaranka rajeynayaan inay guulo iyo dhibcooyin badan kasoo hooyaan si ay uga qeyb galaan ciyaaraha Olombikada aduunka Rio 2016 oo lagu qaban doono magaalada Rio De Janeiro ee wadanka Barazil.

 

Gudoomiye Eng. Kirish ayaa ugu horeyntii  umahad celiyey xiriirka Taekwondow-ga  aduunka iyo weliba xiriirka Taekwondow- ga ee Russia sida diiran ay usoo dhaweeyeen  cayaartooyda xulka qaranka Soomaaliyeed ee Taekwondow-ga iyagoo dalka Russia sanadka ciyaaraha Taekwondow-ga aduunka 2015 martigeliyey soona dhaweeyey ciyaartooy gaaraya 850 iyo madaxdooda Taekwondow-ga oo ka kala socday ilaa iyo 138 wadan.

 

Xiriirka Soomnaaliyeed ee Takewanduga  ayaa guulo kasoo hoyay   ciyaraihii  ay ka qayb galeen waxayna ka mid yihiin in ay guul muhiim ah aydalka u soo hoyaaan.

 

W/D: Xuseen Maxamed Hadaafow

Email:hadaafoow7@gmail.com

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed

Latest stories