HomeWararDeg Deg; Gudoomiyaha Gudigga Dib U Eegista Dastuurka oo Iscasishay

Deg Deg; Gudoomiyaha Gudigga Dib U Eegista Dastuurka oo Iscasishay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiyaha Guddiga Dib U Eegista Dastuurka Soomaaliya Marwo Caasho Geele oo Saxafiyiinta kula hadashay Magaaladda Galkacyo ayaa shaacisay iney Xilkasi iska Casishay. Gudoomiyaha ayaa hor keceysay Guddi ka kooban Shan Xubin oo kala ahaa; 1. Marwo Caasho Geele Diiriye 2. Prof. Xasan Cumar Mahad-Alle 3. Cusmaan Jaamac Cali (Kaluun) 4. Maxamed Cabdalla Saalax 5. Xasan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Guddiga Dib U Eegista Dastuurka Soomaaliya Marwo Caasho Geele oo Saxafiyiinta kula hadashay Magaaladda Galkacyo ayaa shaacisay iney Xilkasi iska Casishay.

Gudoomiyaha ayaa hor keceysay Guddi ka kooban Shan Xubin oo kala ahaa;

- Advertisement -

1. Marwo Caasho Geele Diiriye
2. Prof. Xasan Cumar Mahad-Alle
3. Cusmaan Jaamac Cali (Kaluun)
4. Maxamed Cabdalla Saalax
5. Xasan Xusein Xaaji.

Guddigasi waxa ansixiyay Golaha Wasiiradda Soomaaliya Hal Sanno ka hor bishii May Sanadkii 2014kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts