HomeWararMaxkamadda Maamulka Puntland oo Xukun Dil Ku Riday Dad Lala Xiriiriyay Al...

Maxkamadda Maamulka Puntland oo Xukun Dil Ku Riday Dad Lala Xiriiriyay Al Shabab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda Maamulka Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Maanta xukun dil ah ku riday Afar Qof oo ay la xiriirisay Al Shabab. Afartan qof ee Xukunka Dilka lagu riday waxa ay kamid ahaayeen Sideed qof oo Al Shabab looga shakiyay,iyada oo Afarta ruux ee kalena lagu riday Xukuno kala duwan sida Xukun Xabsi Abid ah. Maamulka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Maamulka Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Maanta xukun dil ah ku riday Afar Qof oo ay la xiriirisay Al Shabab.

Afartan qof ee Xukunka Dilka lagu riday waxa ay kamid ahaayeen Sideed qof oo Al Shabab looga shakiyay,iyada oo Afarta ruux ee kalena lagu riday Xukuno kala duwan sida Xukun Xabsi Abid ah.

- Advertisement -

Maamulka Puntland Dagaal ayuu kula jiraa Ururka Al Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts