HomeWararDEG DEG : 60 Dhalinyaro Soomaaliyeed oo laga so tarxiilay Mareykanka oo...

DEG DEG : 60 Dhalinyaro Soomaaliyeed oo laga so tarxiilay Mareykanka oo so gaaray Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

60 Muwaadiniin SoomaaIi ah oo laga soo Tarxiilay Mareykanka ayaa hadda Laga soo dajiyey Garoonka Diyaaradaha AAdan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida ay Radio Dalsan u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha dawladda Soomaaliya. Dadkan oo u badan dhalinyaro waxey badankood ahaayeen dhalinyaro ka gashay dalka Mareykanka dhinaca xuduudaha oo dalalka kale la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

60 Muwaadiniin SoomaaIi ah oo laga soo Tarxiilay Mareykanka ayaa hadda Laga soo dajiyey Garoonka Diyaaradaha AAdan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida ay Radio Dalsan u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha dawladda Soomaaliya.

Dadkan oo u badan dhalinyaro waxey badankood ahaayeen dhalinyaro ka gashay dalka Mareykanka dhinaca xuduudaha oo dalalka kale la wadaago.

- Advertisement -

La soco wixi so kordha

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts