HomeWararDEDGEG: Maxkamadda ICJ oo go'aamisay inay qaadeyso Dacwada badda ee Kenya iyo...

DEDGEG: Maxkamadda ICJ oo go’aamisay inay qaadeyso Dacwada badda ee Kenya iyo Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ayaa galabta goor dhoweyd ku dhawaaqday in  in heshiiskii is-faham uu yahay mid shaqeynaya marka la eego sharciga caalamiga ah. Maxkamadda ayaa u fariisatay go’aanka ay ka qaadaneyso dalabka Kenya in aysan Maxkamaddu gelin dacwadda ee labada dal iyo dacwadii Soomaaliya in Maxkamadu dacwadaasi qaado. Maxkamadda ayaa go’aamisay in mar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ayaa galabta goor dhoweyd ku dhawaaqday in  in heshiiskii is-faham uu yahay mid shaqeynaya marka la eego sharciga caalamiga ah.

Maxkamadda ayaa u fariisatay go’aanka ay ka qaadaneyso dalabka Kenya in aysan Maxkamaddu gelin dacwadda ee labada dal iyo dacwadii Soomaaliya in Maxkamadu dacwadaasi qaado.

- Advertisement -

Maxkamadda ayaa go’aamisay in mar kale wada hadlaan labada dal iyadoo la tixraacayo heshiiskii is-faham ee sanadkii 2009.

Maxkamadda ayaa ugu danbeyn diiday doodii Kenya ee ahayd inaysan maxkamadu geli karin dacwadda Badda, waxayna  go’aamisay inay galeyso dacwada.

@RadioDalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts