HomeCaalamkaSafaaradda Talyaaniga ku leeyahay dalka Libya oo qarax lala beegsaday.

Safaaradda Talyaaniga ku leeyahay dalka Libya oo qarax lala beegsaday.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa xalay lagu qarxiyey meel ku dhow Safaaradaha Talyaaniga iyo Masar ku leeyihiin caasimadda dalkaasi ee Tripoli. Sarkaal u hadlay Bisha Cas ee Libya ayaa sheegay in maydadka 2 qof oo gubtay laga soo dhex saaray gaariga qarxay, mana kala cadda in qaraxa loola dan lahaa Safaaradda Talyaaniga oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa xalay lagu qarxiyey meel ku dhow Safaaradaha Talyaaniga iyo Masar ku leeyihiin caasimadda dalkaasi ee Tripoli.

Sarkaal u hadlay Bisha Cas ee Libya ayaa sheegay in maydadka 2 qof oo gubtay laga soo dhex saaray gaariga qarxay, mana kala cadda in qaraxa loola dan lahaa Safaaradda Talyaaniga oo dib loo furay 2 isbuuc ka hor.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibedda Talyaaniga ayaa lagu sheegay inay bad-qabaan dhamaan Shaqaalaha Safaaradda ay ku leeyihiin Tripoli.

Talyaaniga waa dalkii ugu horreeyey ee Reer Galbeed ah oo Safaaradooda dib uga furtay magalladda Tripoli, iyadoo Safaaradda la xiray sannadkii 2014-kii iyo 2015-kii oo ay dagaallo culus ka dhaceen gudaha iyo daafaha Caasimadda Libya.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts