HomeCaalamkaDonald Trump oo la kulmi doono Ra’isul-wasaaraha Britain.

Donald Trump oo la kulmi doono Ra’isul-wasaaraha Britain.

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Afhayeenka Aqalka Cad ee Maraykanka, Sean Spicer ayaa sheegay inuu Madaxweyne Trump jimcaha soo socoto uu Ra’isul-wasaarada Britain, Theresa May kula kulmi doono magaalladda Washington. Kulankaasi waxaa uu fursad u yahay Theresa May oo dadaal ugu jirta sidii loo dhisi lahaa Xiriirka Britain iyo Kooxda Trump ee Xilliga kala-guurka iyo in laga wada xaajoodo Xiriirka […]

- Advertisement -

Afhayeenka Aqalka Cad ee Maraykanka, Sean Spicer ayaa sheegay inuu Madaxweyne Trump jimcaha soo socoto uu Ra’isul-wasaarada Britain, Theresa May kula kulmi doono magaalladda Washington.

- Advertisement -

Kulankaasi waxaa uu fursad u yahay Theresa May oo dadaal ugu jirta sidii loo dhisi lahaa Xiriirka Britain iyo Kooxda Trump ee Xilliga kala-guurka iyo in laga wada xaajoodo Xiriirka Khaaska ee Labada Waddan.

Xafiiska Ra’isul-wasaaraha Britain kama hadlin hadalka uu Afhayeenka Aqalka Cad ku xusay inay Theresa May la kulmi doonto Donald Trump.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Donald Trump waxa uu la kulmi doonaa dhigiisa dalka Mexico, Enrique Pena Nieto, iyadoo uu Donald Trump horey u sheegay inay Dowladda Mexico bixin doonto Kharajka Gidaarka laga dhisi doono xuduudka labada waddan.

Labada Madaxweyne ayaa la filayaa inay Kulan ku yeeshaan Washington bishan January 31-da.

©Radio Dalsan

Latest stories