HomeCaalamkaJarmalka oo dib-u-eegis ku samaynayo Boqolaal Magangelyo-doon ah oo laga cabsi qabo.

Jarmalka oo dib-u-eegis ku samaynayo Boqolaal Magangelyo-doon ah oo laga cabsi qabo.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, Thomas de Maiziere ayaa u sheegay Barlamaanka inay Ciiddanka Wadajirka ee Ka-hortagga Argagixisadda si taxadar leh u eegayaan ku-dhawaad 550-Qaxooti loo arkay Khatar dhinaca Ammaanka. Qaxootigaasi ayaa la sheegay in la soo masaafurin doono ama loo gudbin doona Baarayaasha Ammaanka. Maamulayaasha Jarmalka waxay su’aalo cusub iska weydiinayaan Tallaabadii uu Ninkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, Thomas de Maiziere ayaa u sheegay Barlamaanka inay Ciiddanka Wadajirka ee Ka-hortagga Argagixisadda si taxadar leh u eegayaan ku-dhawaad 550-Qaxooti loo arkay Khatar dhinaca Ammaanka.

Qaxootigaasi ayaa la sheegay in la soo masaafurin doono ama loo gudbin doona Baarayaasha Ammaanka.

- Advertisement -

Maamulayaasha Jarmalka waxay su’aalo cusub iska weydiinayaan Tallaabadii uu Ninkii u dhashay Tunisia ee Anis Amri , kaasi oo bishii hore 12-qof  ku dilay Suuq ku yaalla magaalladda Berlin.

Saraakiisha Ammaanka Jarmalka, waxay Anis Amri u arkeen qof khatar ah bishii Feberaayo ee sannadkii hore, balse Baarayaasha ayaa go’aansaday inaan laga filan karin inuu weerar qaado.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts