HomeCaalamkaUgu yaraan 24 carruur oo ku geeriyootay shil ka dhacay Waqooyiga dalka...

Ugu yaraan 24 carruur oo ku geeriyootay shil ka dhacay Waqooyiga dalka Hindiya.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Taliyaha Boliska  ee Gobalka Utar Paradesh, Javeed Axmed ayaa sheegay inay ugu yaraan Labaatameeyo carruur ku dhaawacmeen shilkaasi oo ka dhacay Degmadda Shilkaasi ayaa saakayto ka dhacay Degmadda Etaah oo 270-KM dhanka K/bari kaga tiisan caasimadda dalkaasi ee New Delhi. Waxa uu intaasi ku daray in gaari xamuul oo waday ciid uu fool-ka-fool ugu dhacay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Boliska  ee Gobalka Utar Paradesh, Javeed Axmed ayaa sheegay inay ugu yaraan Labaatameeyo carruur ku dhaawacmeen shilkaasi oo ka dhacay Degmadda Shilkaasi ayaa saakayto ka dhacay Degmadda Etaah oo 270-KM dhanka K/bari kaga tiisan caasimadda dalkaasi ee New Delhi.

Waxa uu intaasi ku daray in gaari xamuul oo waday ciid uu fool-ka-fool ugu dhacay Baska ay Carruurtaasi ku riiqmeen.

- Advertisement -

Carruurta geeriyootay ama kuwa dhaawacmay oo da’dooda u dhexeyso  3-jir ilaa 12-jir waxay ku sii jeedeen  Iskuulkooda, markii uu shilku qabsaday.

Dareewalka Gaariga xamuulka ayaa isagana la dhigay Isbitaalka, kadib, markii ay dhaawacyo culus ka so ogaareen dhinaca Lugaha.

Kooxaha Gurmadka ayaa loo yeeray, si loo soo saaro maydadka iyo dhaawacyadda ku dhex xaniban Baska oo aad u burburay.

- Advertisement -

Shilkaasi ayaa waxa uu dhacay xilli ay aragtidu aad u xumayd, isla markaana ay jirtay Ceeryaamo xooggan.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts