Mahad Cabdalada Cawod oo aha Gudoomiye ku xigeenkii labaad ee Baarlamankii uu waqtigiisu dhamaday haatana ka tirsan Baarlamanka cusub aya shegay aya ka hadlay howlaha aadka u adage e horyaala Baarlamanka hada la waregay talada Wadanka.
Waxa uu sheegay in aysan jirin wararka la isla dhexmarayo ee sheegaya in ayasan kala cadeyn Awoodaha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare.
Halkaan Ka Dhageyso Codka. Â