HomeWararHoggaamiyayaasha dalalka Galbeedka Afrika oo Ciiddamo u diri doona dalka Gambia.

Hoggaamiyayaasha dalalka Galbeedka Afrika oo Ciiddamo u diri doona dalka Gambia.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxa Urur-gobaleedka Galbeedka Afrika, Markel de Suuza ayaa sheegay inay Ciiddamadaasi diri doonaan haddii uusan Madaxweynaha laga guuleystay ee Gambia, Yaxye Jamaac ka ddegi waayo xilkaasi bisha soo socota. Isagoo Suxxufiyiinta kula hadlay Caasimadda dalka Maali ee Bamako waxa uu tilmaamay inay Ciiddanka dalka Senigaal hoggaamin doono Fargelintaasi, haddii uusan Madaxweynahaasi wareejin waayo Awoodda dalkaasi. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Urur-gobaleedka Galbeedka Afrika, Markel de Suuza ayaa sheegay inay Ciiddamadaasi diri doonaan haddii uusan Madaxweynaha laga guuleystay ee Gambia, Yaxye Jamaac ka ddegi waayo xilkaasi bisha soo socota.

Isagoo Suxxufiyiinta kula hadlay Caasimadda dalka Maali ee Bamako waxa uu tilmaamay inay Ciiddanka dalka Senigaal hoggaamin doono Fargelintaasi, haddii uusan Madaxweynahaasi wareejin waayo Awoodda dalkaasi.

- Advertisement -

“Xilliga kama-dambaysta waa 19-ka bisha Janaayo, haddii uusan ka degin, waxaan haysanaa Ciiddan Heegan oo diyaar u ah inay fuliyaan Faragelintaasi” ayuu yiri Madaxa Urur-gobaleedka EKOWAS.

Madaxweynaha dalka Gambia, Yaxya Jaamac waxaa looga guuleystay Doorashadii bishan December 1-dii ka dhacday dalkaasi, balse waxaa uu diiday Natiijada, isagoo ku dhegan Xilka Madaxtinimadda oo uu hayey muddo 22-sanno ah.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts