HomeWararMadaxweynihii dalka Gambia oo u hambalyeeyey Musharixii ka guuleystay.

Madaxweynihii dalka Gambia oo u hambalyeeyey Musharixii ka guuleystay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Yaxya Jaamac oo saqdii dhexe ee xalay ka hadlay Telefishinka dalkiisa ayaa qirtay in looga guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda, wuxuuna u hambalyeeyey Musharixii ka guuleystay ee Aadama Barrow oo ahaa Hoggaamiyaha Mucaaradka. Yaxye Jamaac oo talada dalkaasi Afgembi Milliteri ku qabsaday muddo haatan laga joogo 22-sanno waxa uu horey 4 jeer ugu guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Yaxya Jaamac oo saqdii dhexe ee xalay ka hadlay Telefishinka dalkiisa ayaa qirtay in looga guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda, wuxuuna u hambalyeeyey Musharixii ka guuleystay ee Aadama Barrow oo ahaa Hoggaamiyaha Mucaaradka.

Yaxye Jamaac oo talada dalkaasi Afgembi Milliteri ku qabsaday muddo haatan laga joogo 22-sanno waxa uu horey 4 jeer ugu guuleystay Doorashadii Madaxtinimadda ee dalka Gambia.

- Advertisement -

adama-barrowMadaxweynaha cusub ee dalkaasi, Aadam Barrow waxa uu Doorashaddii Khamiista dhacday ka helay 263,515 cod, halka Yaxye Jaamac helay 212,099 cod, sida uu Guddoomiyaha Doorashadda shalay ka sheegay caasimadda dalkaasi ee Banjuul.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts