HomeWararRa’isul-wasaaraha Talyaaniga oo laga yaabo inuu is-casilo.

Ra’isul-wasaaraha Talyaaniga oo laga yaabo inuu is-casilo.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’isul-wasaare Matiyo Renzi ayey u badan tahay inuu berrito is-casilo, haddii uu ku guul-daraysto Cod-bixinta Isbedelka lagu samaynayo Dastuurka dalkaasi. Wasiirka Gaadiidka ee dalkaasi, Garaziyaano Delriyo ayaa sheegay inuu rumeysan yahay haddii looga guuleysto Cod-bixintaasi inuu Ra’isul-wasaaraha warqadiisa Is-casilaadda u gudbiyo doono Madaxweynaha dalkaasi. Serjiyo Matarella. Saraakiisha Siyaasadda ayaa aaminsan inuu Madaxweynuhu ku qanci doono […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaare Matiyo Renzi ayey u badan tahay inuu berrito is-casilo, haddii uu ku guul-daraysto Cod-bixinta Isbedelka lagu samaynayo Dastuurka dalkaasi.

Wasiirka Gaadiidka ee dalkaasi, Garaziyaano Delriyo ayaa sheegay inuu rumeysan yahay haddii looga guuleysto Cod-bixintaasi inuu Ra’isul-wasaaraha warqadiisa Is-casilaadda u gudbiyo doono Madaxweynaha dalkaasi. Serjiyo Matarella.

- Advertisement -

Saraakiisha Siyaasadda ayaa aaminsan inuu Madaxweynuhu ku qanci doono Ra’isul-wasaaraha inuu xilka sii hayo, si loo augo Deganaanshaha Siyaasadda ee Talyaaniga.

Balse, haddii uu Ra’isul-wasaaruhu diido, waxa uu Madaxweynaha magacaabi doonaa Ra’isul-wasaare soo dhisa Xukuumad Cusub oo kormeerta Isbedelka Doorashadda.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts