HomeWararBarack Obama iyo Valadamir Putin oo ka wada hadlay Xaalladda dalalka Syria...

Barack Obama iyo Valadamir Putin oo ka wada hadlay Xaalladda dalalka Syria iyo Yukrayn.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Labada Madaxweyne ayaa kulan socday muddo 4 daqiiqo o okeliya ku dhinac yeeshay Shirka Hoggaamiyayaasha Dalalka ku jira Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Aasiya iyo Baasifik uga socda caasimadda dalka Peru ee Liima. Waana Kulankii ugu horreeyey ee Barck Obama iyo Valadamir Putin yeeshaan tan iyo markii uu Donald Trump ku guuleystay Doorashadda Madaxtinimadda ee bishan November […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labada Madaxweyne ayaa kulan socday muddo 4 daqiiqo o okeliya ku dhinac yeeshay Shirka Hoggaamiyayaasha Dalalka ku jira Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Aasiya iyo Baasifik uga socda caasimadda dalka Peru ee Liima.

Waana Kulankii ugu horreeyey ee Barck Obama iyo Valadamir Putin yeeshaan tan iyo markii uu Donald Trump ku guuleystay Doorashadda Madaxtinimadda ee bishan November 8-dii ka dhacday dalka Maraykanka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweyne Putin ayaa sheegay inuu Donald Trump u xaqiijiyey inuu doonayo in caadi laga dhigo xiriirka Raashiya iyo Maraykanka.

Waxa kale oo uu xusay inaysan ka wada hadlin xilliga iyo halka ay labadooda ku kulmi doonaan mustaqabalka dhow.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts