HomeWararWasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda ee dalka Portuqiiska oo rajo ka qaba...

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda ee dalka Portuqiiska oo rajo ka qaba inuu noqdo Xoghayaha Guud ee QM.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Cod-bixin ay xubnaha Golaha Ammaanka ee QM shalay si qarsoodi ah u dhiibteen ayaa muujinaysa in Antonio Guteres oo u dhashay dalka Portuqiiska uu kaalinta koowaad kaga jiro codbixinta lagu dooranayo Xoghayaha Guud ee QM. Wakaalladda Wararka REUTERS oo aragtay Natiijadda Codbixinta ayaa lagu xusay inuu Kaalinta Labaad ku jiro Madaxynihii hore ee dalka Islofeeniya, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cod-bixin ay xubnaha Golaha Ammaanka ee QM shalay si qarsoodi ah u dhiibteen ayaa muujinaysa in Antonio Guteres oo u dhashay dalka Portuqiiska uu kaalinta koowaad kaga jiro codbixinta lagu dooranayo Xoghayaha Guud ee QM.

Wakaalladda Wararka REUTERS oo aragtay Natiijadda Codbixinta ayaa lagu xusay inuu Kaalinta Labaad ku jiro Madaxynihii hore ee dalka Islofeeniya, Daniilo Turk.

- Advertisement -

Sidoo kale, Agaasimaha Guud ee Hay’adda UNESKO, Irina Bokofo oo u dhalatay dalka Bulgaria ayaa Kaalinta 3aad kaga jirya Musharixiinta Xilka Xoghayaha Guud ee QM.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts