HomeWararDiyaaradaha Dagaalka Raashiya oo duqeeyey fariisimadda Kooxda Daacish ee ku yaalla Syria

Diyaaradaha Dagaalka Raashiya oo duqeeyey fariisimadda Kooxda Daacish ee ku yaalla Syria

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Lix Diyaaradaha Tu 22M3 ee wax ka duqeeya meelaha fogfog ayaa shalay duqeeyey Bartilmaameedyo ay Daacish ku leeyihiin duleedka magaalladda qadiimiga ee PALAMYARA  iyo qeybo ka tirsan Gobalka Xomas oo ku yaalla Bartamaha dalkaasi. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Raashiya ayaa lagu sheegay in duqeymahaasi lagu burburiyey Xarumo Talis u ah Dacaish […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Lix Diyaaradaha Tu 22M3 ee wax ka duqeeya meelaha fogfog ayaa shalay duqeeyey Bartilmaameedyo ay Daacish ku leeyihiin duleedka magaalladda qadiimiga ee PALAMYARA  iyo qeybo ka tirsan Gobalka Xomas oo ku yaalla Bartamaha dalkaasi.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Raashiya ayaa lagu sheegay in duqeymahaasi lagu burburiyey Xarumo Talis u ah Dacaish iyo Bakhaaro ay hubka iyo qalabka kale dhigtaan oo ku yaalla Degmooyinka Carak, Alsuqnah iyo Altowba.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts