HomeWararMaxadaxweyanaha oo ka qayb galay jinaasadii xildhibaan Burci (Sawirro)

Maxadaxweyanaha oo ka qayb galay jinaasadii xildhibaan Burci (Sawirro)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

-Maaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,ayaa saaka ka qayb galay Jinaasada marxuum Burci Maxamed Xamse, oo ahaa wasiiru dowlihii xafiiska Ra’aysulwasaaraha arrimaha deegaanka. Jinaasada marxuumka,oo ka dhacday Masjidka Shuhaddaa ee Villa Soomaaliya ayaa sidoo kale waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Baarlamanka Maxamed Sheekh Cusmaan, Ra’aysulwasaare ku xigeenka Dalka Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

-Maaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,ayaa saaka ka qayb galay Jinaasada marxuum Burci Maxamed Xamse, oo ahaa wasiiru dowlihii xafiiska Ra’aysulwasaaraha arrimaha deegaanka.

Jinaasada marxuumka,oo ka dhacday Masjidka Shuhaddaa ee Villa Soomaaliya ayaa sidoo kale waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Baarlamanka Maxamed Sheekh Cusmaan, Ra’aysulwasaare ku xigeenka Dalka Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka socda labada gole ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Masuuliyiintii kaso qayb galay Jinaasada ayaa waxay u duceeyeen marxuumka, waxanay Alle ugu baryeen inuu jannadii fardowso ka waraabiyo, eheladii uu ka tegey iyo ummada Soomaaliyeedna ka siiyo samir iyo Iimaan.

Marxuum Burci oo ku geeriyooday weerarkii argagixisada Al-shabaab ay ka geysteen Hotel Naasa-Hablood 25-kii Bishan ayaa lagu wadaa in maanta aas qaran loogu sameeyo Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose.

q1 q2 q3 q4 q5 q6

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts