HomeWararWabiga Shabelle oo ku fatahay deegaano hoostaga degmada Mahadaay

Wabiga Shabelle oo ku fatahay deegaano hoostaga degmada Mahadaay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in deegaano hoostaga degmada Mahadaay uu ku fatahay wabiga shabele ee gobolka mara. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in wabiga uu ka soo fatahay ilbiyood lagu magacaabo Huriwaa islamarkaana uu gaaray deegaano hoos yimaada degmada Mahadaay. Weli lama soo sheegin khasaare xoogan oo uu wabiga geystay balse dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in deegaano hoostaga degmada Mahadaay uu ku fatahay wabiga shabele ee gobolka mara.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya in wabiga uu ka soo fatahay ilbiyood lagu magacaabo Huriwaa islamarkaana uu gaaray deegaano hoos yimaada degmada Mahadaay.

- Advertisement -

Weli lama soo sheegin khasaare xoogan oo uu wabiga geystay balse dadka deegaanka ayaa cabsi weyn ka qaba in wabiga ku sii fataho deegaanada oo dhan.

Wabiga Shabeele ayaa dhawaan ku fatahay deegaano hoostaga magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts