HomeWararMadaxda ururka Suxufiyiinta NUSOJ oo Maanta lagu dooranayo Muqdisho

Madaxda ururka Suxufiyiinta NUSOJ oo Maanta lagu dooranayo Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ergooyin matalaya Dhamaan Suxufiyiinta gobolada Dalka ayaa Maanta dooran doona xubnaha madaxda Ururka qaran ee suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ. Xubnaha loo tartamayo waxa kamid ah Xoghayaha guud ee Ururka NUSOJ oo ay u tartamayan:- Maxamed Ibraahim Macalimu Xoghayaha guud Cali Cabdullahi Cabdi Xoghayaha guud Musharixiinta u taagan gudoomiyaha Ururka saxafiyiinta qaranka Ee NUSOJ:- Aadan Maxamed Salaad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergooyin matalaya Dhamaan Suxufiyiinta gobolada Dalka ayaa Maanta dooran doona xubnaha madaxda Ururka qaran ee suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ.

Xubnaha loo tartamayo waxa kamid ah Xoghayaha guud ee Ururka NUSOJ oo ay u tartamayan:-

- Advertisement -

Maxamed Ibraahim Macalimu Xoghayaha guud

Cali Cabdullahi Cabdi Xoghayaha guud

Musharixiinta u taagan gudoomiyaha Ururka saxafiyiinta qaranka Ee NUSOJ:-

- Advertisement -

Aadan Maxamed Salaad Gudoomiye
Suleymaan Ismaaciil Bashiir Gudoomiye
Mahad Xasan Diini Gudoomiye
Maahir Jaamac Aadan Gudoomiye.

Musharixiinta u taagan Gudoomiye ku xigeenada 1aad:-

Muxyadiin Xasan Maxamed Gud. Kux. 1aad
C/risaaq Maxamed C/laahi Gud. Kux. 1aad
Yaasmiin Mayow Maxamed Gud. Kux. 1aad.

Musharixiinta u taagan Gudoomiye ku xigeenada 2aad:-

C/fitaax Xasan Faarax Gud. Kux. 2aad
Xabiibo Axmed Jimcaale Gud. Kux. 2aad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts