HomeWararMusharixiinta Doorashada NUSOJ oo qudbado jeediyay iyo doorashada oo beri dhaceysa+sawiro

Musharixiinta Doorashada NUSOJ oo qudbado jeediyay iyo doorashada oo beri dhaceysa+sawiro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Musharaxiinta u tartameysa doorashada ururka Saxafiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta jeediyay qudbadahii ay ku soo bandhigayen wax qabadka ay la imaan doonan haddii ay guuleystan. Ergooyin ka yimid dhamaan maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa dhageystay qudbadaha musharixiinta. Musharixiinta U taagan Xoghayaha guud ee Ururka saxafiyiinta qaranka Ee NUSOJ:- Maxamed Ibraahim Macalimu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Musharaxiinta u tartameysa doorashada ururka Saxafiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta jeediyay qudbadahii ay ku soo bandhigayen wax qabadka ay la imaan doonan haddii ay guuleystan.

Ergooyin ka yimid dhamaan maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa dhageystay qudbadaha musharixiinta.

- Advertisement -

Musharixiinta U taagan Xoghayaha guud ee Ururka saxafiyiinta qaranka Ee NUSOJ:-

Maxamed Ibraahim Macalimu Xoghayaha guud

Cali Cabdullahi Cabdi Xoghayaha guud

- Advertisement -

Musharixiinta u taagan gudoomiyaha Ururka saxafiyiinta qaranka Ee NUSOJ:-

Aadan Maxamed Salaad Gudoomiye
Suleymaan Ismaaciil Bashiir Gudoomiye
Mahad Xasan Diini Gudoomiye
Maahir Jaamac Aadan Gudoomiye

Musharixiinta u taagan Gudoomiye ku xigeenada 1aad:-

Muxyadiin Xasan Maxamed Gud. Kux. 1aad
C/risaaq Maxamed C/laahi Gud. Kux. 1aad
Yaasmiin Mayow Maxamed Gud. Kux. 1aad

Musharixiinta u taagan Gudoomiye ku xigeenada 2aad:-

C/fitaax Xasan Faarax Gud. Kux. 2aad
Xabiibo Axmed Jimcaale Gud. Kux. 2aad

2 1 4 3

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts