HomeWararDhageyso: Xildhibaanadda Galmudug oo laga xirtay xaruntii ay ku shiri jireen ee...

Dhageyso: Xildhibaanadda Galmudug oo laga xirtay xaruntii ay ku shiri jireen ee Cadaado

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanadda maamulka Galmudug ayaa maanta loo diiday in ay ku kulmaan xarunta maamulkaasi oo ku taala magaaladda cadaado. Sababta ka dambeysa in uu baaqdo kullanka xildhibaanadda maamulkaasi ayaa lagu sheegay in xarunta shirka ee maamulka Galmudug ay leeyihiin dad gaar ah islamarkaana ay iyagu xerteen. Xildhibaan Ca’isho Maxamud Warsame oo la hadashay radio dalsan ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanadda maamulka Galmudug ayaa maanta loo diiday in ay ku kulmaan xarunta maamulkaasi oo ku taala magaaladda cadaado.

Sababta ka dambeysa in uu baaqdo kullanka xildhibaanadda maamulkaasi ayaa lagu sheegay in xarunta shirka ee maamulka Galmudug ay leeyihiin dad gaar ah islamarkaana ay iyagu xerteen.

- Advertisement -

Xildhibaan Ca’isho Maxamud Warsame oo la hadashay radio dalsan ayaa sheegtay in mudanayaasha maanta ay kulan ku lahaayeen xarunta balse markii ay tageen madasha kullanka ay la kulmeen xarunta oo xeran.

xildhibaanadda galmudug ayaa ku eedeeyay gudoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi in uu ka dambeeyo falka lagu xeray xarunta baarlamaanka Galmudug.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts