HomeWararDhageyso: Qaraxyo laga fulin lahaa Hargeysa oo la fashiliyay

Dhageyso: Qaraxyo laga fulin lahaa Hargeysa oo la fashiliyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka ka imaanaya magaaladda Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamadda amaanka maamulkaasi ay gacanta ku dhigen rag diyaarinayay waxyaabaha qarxa oo ku sugnaa Guri ay Ka kiraysteen Xaafada Haf London ee Degmada Axmed Dhagax. Kooxda la Qabtay waxay tiradoodu gaareysaa  Saddex Nin iyo Todoba Laptop, sidoo kale waxaa ay wateen qoryo AK47, sida uu sheegay Wariye […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya magaaladda Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamadda amaanka maamulkaasi ay gacanta ku dhigen rag diyaarinayay waxyaabaha qarxa oo ku sugnaa Guri ay Ka kiraysteen Xaafada Haf London ee Degmada Axmed Dhagax.

Kooxda la Qabtay waxay tiradoodu gaareysaa  Saddex Nin iyo Todoba Laptop, sidoo kale waxaa ay wateen qoryo AK47, sida uu sheegay Wariye Jamaal Ibraahim oo Dalsan Hargeysa uga soo hadla.

- Advertisement -

Arintan ayaa kusoo beegmeysa iyada oo dadka soomaliland ay u diyaargaroobayaan 18-may oo ay ka harsan tahay kaliya labo cisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts