HomeWararKenya oo sheegtay inay qabteen Dagaalyahanno ka tirsan Xarakadda Alshabaab.

Kenya oo sheegtay inay qabteen Dagaalyahanno ka tirsan Xarakadda Alshabaab.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxa Hawlgalladda Ammaanka ee Kaymaha Boni ee Kenya,James Ole Serian ayaa sheegay inay qabteen 36 qof oo lala xiriirinayo Alshabaab, isla markaana ay ku wareejiyeen Hay’addaha Ammaanka, gaar ahaan Boliska La-dagaalanka Argagixisadda ee ATPU. Waxa kale oo uu sheegay in Hawlgalka Boni lagu guuleystay, balse ay weli jirto cabsida Alshabaab ku hayaan dalkiisa. Hawlgalkaasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Hawlgalladda Ammaanka ee Kaymaha Boni ee Kenya,James Ole Serian ayaa sheegay inay qabteen 36 qof oo lala xiriirinayo Alshabaab, isla markaana ay ku wareejiyeen Hay’addaha Ammaanka, gaar ahaan Boliska La-dagaalanka Argagixisadda ee ATPU.

Waxa kale oo uu sheegay in Hawlgalka Boni lagu guuleystay, balse ay weli jirto cabsida Alshabaab ku hayaan dalkiisa.

- Advertisement -

Hawlgalkaasi oo bilowday 9 bilood ka hor ayaa waxay Ciiddanka Kenya dagaalo la galeen Dagaalyahannadda Jeysh Ayman ee Alshabaab, kuwaasi oo ku xoogganaa Dhulka Kaymaha ee Boni.

Tan iyo bishii Maarso ee sannadkan, waxaa Boliska Kenya la siiyey 6 Gawaarida Gaashaman si ay ugu adeegsadaan Hawlgaladda ay ka wadaan Degmadda Laamu iyo buuraha Boni.

Gaadiidkaasi waxay qeyb ka yihiin 30 gawaarida noocaasi oo ay Dowladda Kenya u soo iibsatay si ay kula dagaalamaan Alshabaabka hawlgalladda ka fuliya gudaha Kenya iyo dhulka Xuduudka ee ay la wadaagaan Somalia.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts