HomeWarar(SAWIRO): Rag Walaalo ah oo fuliyey Is-qarxintii ka dhacday Garoonka Brussels.

(SAWIRO): Rag Walaalo ah oo fuliyey Is-qarxintii ka dhacday Garoonka Brussels.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Idaacadda RTBF ee dalka Belgium ayaa shaacisay in la aqoonsaday labadii qof ee shalay isku qarxisay Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Brussels. Labadaasi nin oo walaalo ahaa ayaa lagu kala magacaabi jirey Khaalid Albakruuti iyo Ibraahim Albakruuti. Boliska Belgium wey yaqaaneen Labada Walaalaha ee shalay is-qarxiyey, balse  horey uguma lug lahayn Kooxaha Argagixisadda. Idaacadda RTBF waxay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Idaacadda RTBF ee dalka Belgium ayaa shaacisay in la aqoonsaday labadii qof ee shalay isku qarxisay Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Brussels.

Labadaasi nin oo walaalo ahaa ayaa lagu kala magacaabi jirey Khaalid Albakruuti iyo Ibraahim Albakruuti.

- Advertisement -

Boliska Belgium wey yaqaaneen Labada Walaalaha ee shalay is-qarxiyey, balse  horey uguma lug lahayn Kooxaha Argagixisadda.

Idaacadda RTBF waxay kaloo sheegtay in Khaalid Albakruuti uu dhawaan magac been ah ku kireystay guri ku yaalla Deegaanka Hawdka ee magaalladad Brussels, halkaasi oo ay Boliska isbuucii hore ku dileen nin hubeysnaa.

Qaraxyaddii mataanaha ee shalay ka dhacay Garoonka Diyaaradaha  iyo Maxadada Tareenadda ee Metro Station ee magaalladda Brussels, waxaa ku geeriyootay  ku-dhawaad 34 qof, iyadoo 250-kalena ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Boliska dalka Belgium waxay raadinayaan nin kale oo laga dheehday Kameerooyinka Qarsoon (CCTV) ee Garoonkaasi.

Dhinaca kale, dalka Belgium waxaa looga dhawaaqay Baroordiiq Qaran oo muddo saddex maalmood ah.

CCTV 2 CCTV10

Malbeek train carriage.jpg

Malbeek train carriage.jpg

CCTV15 CCTV16 CCTV19 CCTV22 CCTV23 CCTV24


CCTV1

A young man in a hat caught on CCTV pushing a luggage trolley at Belgium's Zaventem airport alongside two others who, investigators said, had later blown themselves up in the terminal.    REUTERS/Belgian Federal Police

©Radio Dalsan

 

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts