HomeWarar(SAWIRO): Boliska Belgium oo baadigoobaya Nin lala xiriirinayo qaraxyadii Brussels.

(SAWIRO): Boliska Belgium oo baadigoobaya Nin lala xiriirinayo qaraxyadii Brussels.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shabakadda Wararka ee AMAQ ee ay Daacish leeyihiin ayaa lagu qoray inay ka dambeeyeen qaraxyadaasi, isla markaana ay fuliyeen rag isku soo xiray waxyaabaha qarxa. Dhinaca kale, Boliska Beljim waxay baadigoobayaan Nin la sheegay inuu la socday labo kale oo shalay isku qarxiyey Garoonka Diyaaradaha ee Barasalis. Kamerooyinka Qarsoon ee CCTV kuna rakiban Garoonka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shabakadda Wararka ee AMAQ ee ay Daacish leeyihiin ayaa lagu qoray inay ka dambeeyeen qaraxyadaasi, isla markaana ay fuliyeen rag isku soo xiray waxyaabaha qarxa.

Dhinaca kale, Boliska Beljim waxay baadigoobayaan Nin la sheegay inuu la socday labo kale oo shalay isku qarxiyey Garoonka Diyaaradaha ee Barasalis.

- Advertisement -

Kamerooyinka Qarsoon ee CCTV kuna rakiban Garoonka ayaa laga dhex arkay raggaasi, iyadoo ninka baxsaday uu ku labisnaa shaar cad, jaakat iyo koofiyad madow.

Wargeysyadda dalkaasi waxaa shalay lagu soo daabacay Sawirka nin lagu magacaabo Najiim Lajarooti oo 25 jir ah, kaasi oo Jaal la ahaa Eedeysanaha Saalax Bin C/salaam oo ka dambeeyey weeraraddii Paris ka dhacay bishii November 13-dii ee sannadkii hore.

Qaraxyaddii shalay ka dhacay Garoonka Diyaaradaha iyo Maxadada Tareenadda ee Metro Station ee magaalladda Brussels waxaa ku geeriyootay in ka badan 30 qof, iyadoo 107 kalena ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Xaalladda saakayto ee Brusseles wey deggan tahay, iyadoo ay Ciiddanka wadaan Hawlgalo lagu adkeynayo Ammaanka, laguna baadigoobayo shaqsiyaad ku lug laahaa qaraxyaddii shalay ruxay Brussels.

A young man in a hat caught on CCTV pushing a luggage trolley at Belgium's Zaventem airport alongside two others who, investigators said, had later blown themselves up in the terminal. REUTERS/Belgian Federal Police

CCTV10 CCTV000 CCTV14 CCTV24 CCTV23 CCTV22 CCTV19 CCTV16

Malbeek train carriage.jpg

Malbeek train carriage.jpg

CCTV10

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts