HomeWararDowladda Jabuuti oo martigalineysa shirweynaha IGAD ee ganacsiga geeska Africa looga...

Dowladda Jabuuti oo martigalineysa shirweynaha IGAD ee ganacsiga geeska Africa looga hadlayo

Date:

Related stories

Mucaaradka iyo Safiirka Turkiga oo ku shiraya hoyga Shariif Sheekh Axmed

Safiirka Turkiga iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka oo ku shiraya hoyga Sheekh Shariif.

Xog: Maxay tahay xarunta cusub ee ‘Halmeel’ ee maanta Golaha Wasiirradu ansixiyeen?

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey dhismaha xarunta adeegga mideysan ee "Halmeel".

Kuleylkii oo laga nastay: Roobka maanta ka da’ay Muqdisho oo dadku ku diirsadeen.

Dadweynaha oo si weyn u soo dhaweeyay nafiskan ka dib kulaylkii jiray.

Turkiga oo ka dhabeynaya ballantii: Ciidamada Soomaaliya oo helaya garab cusub oo toos ah.

Turkiga oo ballan-qaaday taageero toos ah oo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish.

Xog: Sirdoonka qaranka oo fashiliyay shirqool weyn oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe.

Hay’adda NISA oo kaashanaysa saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal dhabbagal ah ka fulisay Shabeellaha Dhexe.


Qiyaastii wafuud gaareysa 70 ayaa la rajeynayaa in maanta ilaa galabta ay gaaraan wadanka Djibouti, si ay uga qeybgalan shirka xubnaha IGAD ay ugu hadlayaan sanadkan 2015 hormarinta ganacsiga geeska Afrika.

Shirka sanadkan 2015 ayaa waxaa looga hadli doonaa si hal mel la iskugu keeno, ganacsiga iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay ee ka howgala wadamada xubnaha ka ah Ururka IGAD.

Sidoo kale waxaa shirka maaliinta beri xooga lagu saarayaa, fududeynta ganacsiga geeska Africa iyo maalgalintooda.

Shirka sanadkan 2015 ayaa waxaa ka qeybgalaya ururu ganacsi, oo ka socda wadamada Carabta, Asia iyo Yurub.

Shirka ayaa waxaa uu socondoonaa labo maalinta, ayadoona xooga lagu saari doono abuurida jawi ganacsi.

Urur Goboleedka IGAD, ayaa waxaa la aas aasay sanadkii 1996 waxaana xubno ka ah dalalka, Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, South Sudan, Sudan and Uganda.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories