HomeWararCiidamada Amniga oo Xalay Howlgalo ku soo xiray dad ka badan 500...

Ciidamada Amniga oo Xalay Howlgalo ku soo xiray dad ka badan 500 oo ruux

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Howlgalada ayaa ka dhacay Dagmooyinka Waaberi,Hodan iyo Huruwaa,waxaana si wada jir ah u fulinayay Ciidamada Nabadsugida,Booliska,millatariga iyo ciidamada AMISOM waxaana lagu sheegay in uu ahaa amni xaqiijin kadib markii Hey’adaha ammaanka ay heleen xog ku aadan in Dagmooyinka qaar ay ku dhuumaaleysanayaan rag la tuhunsan yahay in xiriir ay la leeyihiin Alshabab sida saraakiisha Dawlada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgalada ayaa ka dhacay Dagmooyinka Waaberi,Hodan iyo Huruwaa,waxaana si wada jir ah u fulinayay Ciidamada Nabadsugida,Booliska,millatariga iyo ciidamada AMISOM waxaana lagu sheegay in uu ahaa amni xaqiijin kadib markii Hey’adaha ammaanka ay heleen xog ku aadan in Dagmooyinka qaar ay ku dhuumaaleysanayaan rag la tuhunsan yahay in xiriir ay la leeyihiin Alshabab sida saraakiisha Dawlada ay sheegayaan .

Meelaha ugu badan ee uu howlgalku ka dhacay ayaa waxaa ka mid ah Dagmada Waabari halkaas oo Dhalinyaro fara badan laga soo qab qabtay waxaana ku socda baaritaano lagu ogaanayo Xiriirka raggan ay la leeyihiin Al Shabab.waxaana qab qabashada dhalintan cabasho ka muujinaya waalidiinta dadka uu howlgalku saameeyay ,

- Advertisement -

Habeen ka hor Ciidamada Dawlada ayaa  howlgal midkan lamid ah waxa ay ka sameeyeen Dagmada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts