HomeCiyaarahaXulka K/cagta ee dalka DRC oo lagu abaalmariyey gawaari Casri ah.

Xulka K/cagta ee dalka DRC oo lagu abaalmariyey gawaari Casri ah.

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Madaxweynaha dalka Koongada Dimuqraadiga (DRC), Joseph Laurent Kabila waxa uu Ciyaaryahan kasta oo ka mid ah Xulka K/cagta ee Qarankiisa gudoonsiiyey gaari cusub oo midkiiba qiimihiisu dhan yahay 60,000 oo Dollars. Madaxweyne Kabiila waxa uu gaadiidkaasi u qeybiyey 23 Ciyaartoy iyo 7 Saraakiisha Kooxda, kadib, markii ay ku guuleysteen Koobka Qaramadda Afrika “The African Nations […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Koongada Dimuqraadiga (DRC), Joseph Laurent Kabila waxa uu Ciyaaryahan kasta oo ka mid ah Xulka K/cagta ee Qarankiisa gudoonsiiyey gaari cusub oo midkiiba qiimihiisu dhan yahay 60,000 oo Dollars.

Madaxweyne Kabiila waxa uu gaadiidkaasi u qeybiyey 23 Ciyaartoy iyo 7 Saraakiisha Kooxda, kadib, markii ay ku guuleysteen Koobka Qaramadda Afrika “The African Nations Championship (Chan)” oo lagu qabtay caasimadda dalka Rwanda ee Kigali.

- Advertisement -

Xulka dalka Kongadda Dimuqraadiga waxay 3-0 kaga guuleysteen Xulka Qaranka ee dalka Mali oo ay isugu soo hareen Ciyaartii Finalka ahayd.

Ciyaartoyda iyo Madaxda Xulka Qaranka ee dalka Kongadda Dimuqraadiga (DRC), waxaa Abaalmarin isugu jirtay Bilado iyo Gaadiid Casri ahi lagu guddoonsiiyey Qasriga Madaxtooyadda oo ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Kinshasa.

Tababaraha Xulka K/cagta ree dalkaasi, Florent Ibenge ayaa ka mahadceliyey Abaalmarintaas iyo soo-dhaweynta uu u sameeyey Madaxweyne Kabiila.

- Advertisement -

DRC 1

Waxaa Turjumay: Ahmed Hagi Ugaaska

©Radio Dalsan 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts