HomeWararDegmooyin ka tirsan Puntland oo saaka looga dareeray doorasho qof iyo cod...

Degmooyin ka tirsan Puntland oo saaka looga dareeray doorasho qof iyo cod ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Doorasho qof iyo Cod ah ayaa saaka looga dareeray degmooyin ka tirsan Maamulka Puntland, kuwaasi oo si habsami leh ay dad weynuhu u dhiibanayaan codadkooda. Seddex degmo oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa saaka aroornimadii safaf loo galay doorasho qof waliba uu codkiisa xor u yahay, laguna dooranayo goloyaasha deegaanka. Degmooyinka ayaa kala ah Dangorony, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Doorasho qof iyo Cod ah ayaa saaka looga dareeray degmooyin ka tirsan Maamulka Puntland, kuwaasi oo si habsami leh ay dad weynuhu u dhiibanayaan codadkooda.

Seddex degmo oo ka tirsan Gobolka Nugaal ayaa saaka aroornimadii safaf loo galay doorasho qof waliba uu codkiisa xor u yahay, laguna dooranayo goloyaasha deegaanka.

- Advertisement -

Degmooyinka ayaa kala ah Dangorony, Garoowe iyo Godobjiran, horay ayay u baaqatay doorashadii loo asteeyay degmooyinkaasi, taasi oo ay dib u dhigeen khilaaf xooggan oo xiligaasi sababay in gabi ahaanba seddexda degmo ay ka haraan doorashooyinkii qof iyo codka ahaa ee Golayaasha degaanka, balse saaka ayay shacabku u dareereen doorashadii horay kaga baaqatay.

Waxaa markii hore la qorsheeyey in doorashada ay ka dhacdo 37 degmo oo ka tirsan Puntland. balse seddexdaas degmo doorashadu kama dhicin, Sababta ayaana ahayd in xilligaas agabka doorashada uu gacanta u galay dad caraysan iyo meelaha qaar oo khilaaf siyaasadeed uu ka jiray.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts