HomeWararBurcad-baddeed Soomaali ah oo qafaashay Markab Ganacsi

Burcad-baddeed Soomaali ah oo qafaashay Markab Ganacsi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hawlgalka Ciiddanka Badda ee Midowga Europe ee La-Dagaalanka Burcad-baddeeda (EUNAVFOR Operation ATALANTA, the European Union’s counter-piracy naval force) waxay xaqiijiyeen inay Burcad-baddeed qafaasheen Markab Ganacsi oo marayey meel ka baxsan magaalladda Marka ee Gobalka Sh/Hoose. Ciiddanka badda ee Hawlgalka Operation ATALANTA oo gaaf wareega Badweynta Hindiya iyo Badda Cas ayaa sheegay inay dabley hubaysan gudaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hawlgalka Ciiddanka Badda ee Midowga Europe ee La-Dagaalanka Burcad-baddeeda (EUNAVFOR Operation ATALANTA, the European Union’s counter-piracy naval force) waxay xaqiijiyeen inay Burcad-baddeed qafaasheen Markab Ganacsi oo marayey meel ka baxsan magaalladda Marka ee Gobalka Sh/Hoose.

Ciiddanka badda ee Hawlgalka Operation ATALANTA oo gaaf wareega Badweynta Hindiya iyo Badda Cas ayaa sheegay inay dabley hubaysan gudaha u galeen Markabka Ganacsiga ee MV Basilisk(باسيليسك).

- Advertisement -

Markabkaasi oo uu ka dul-babanayey Calanka dalka Liberia ayaa waxa uu marayey meel 380 nautical miles dhanka Bari kaga toosan Xeebaha Caasimadda Somalia ee Mogadishu.

Docda kale, Hay’adda UK ugu qaabilsan Hawlgallada Ganacsiga Baddaha ee UKMTO ayaa xaqiijisay in Markabkaasi laga qafaashay meel 420 nautical miles dhanka K/Bari kaga toosan Xeebta magaalladda Marka ee Gobalka Sh/Hoose.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts