HomeWararTurkiga oo Markab dagaal Soomaaliya u soo diray iyo MW Xasan Sheekh...

Turkiga oo Markab dagaal Soomaaliya u soo diray iyo MW Xasan Sheekh oo Heshiis Saxiixaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo dirtay Markab dagaal oo la filayo maanta dushiisa lagu saxiixo heshiis Taariikhi ah oo dhex-mari doona dowlada Soomaaliya iyo Turkiga, kaasi oo qayb ka ah heshiiskii Madaxweyne Xasan Sheekh horay ula soo saxiixday Dowladda Turkiga. Sida ay baahisay warbaahinta Dawladda Federaalka, waxa lagu wadaa in Dekadda weyn ee magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo dirtay Markab dagaal oo la filayo maanta dushiisa lagu saxiixo heshiis Taariikhi ah oo dhex-mari doona dowlada Soomaaliya iyo Turkiga, kaasi oo qayb ka ah heshiiskii Madaxweyne Xasan Sheekh horay ula soo saxiixday Dowladda Turkiga.

Sida ay baahisay warbaahinta Dawladda Federaalka, waxa lagu wadaa in Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho uu ku xirto Markab dagaal oo uu leeyahay dalka Turkiga, waxaana socda qaban qaabada iyo qorshihii ugu dambeeyay ee ku aaddan soo xirashada Markabka ee dekadda Muqdisho.

- Advertisement -

Wadooyinka soo gala Dekadda magaalada Muqdisho ayaa saaka xiran, waxaana lagu wadaa in markabka dushiisa ay tagaan madax ka tirsan Dawladda Federaalka.

Masuuliyiinta lagu wado inay tagaan Markabka dushiisa waxaa ka mid ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo Turkiga la saxiixan doona heshiis Taariikhi ah oo ay wadagalayaan Soomaaliya iyo Turkiga.

Heshiis dhawaan ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Turkiga, kaas oo dhigayay in biyaha Soomaaliya ay Turkidu ilaaliyaan, waxaana Turkiga difaacaya xeebaha Soomaalida.

- Advertisement -

Sidoo kale Heshiis kan ayaa yimid kaddib markii Dawladda Federaalku ka carootay heshiis kii is af garadka ahaa ee kowdii janaayo Addis Ababa ku dhexmaray Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Aby Axmed iyo Muuse Biixi Cabdi, kaas oo dhigayay in Itoobiya laga siiyo saldhig iyo dekad badda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts