HomeWararBooliska oo gacanta ku digay shaqsiyaad si sharci darro ah ku buufinayo...

Booliska oo gacanta ku digay shaqsiyaad si sharci darro ah ku buufinayo Mootooyinka Bijaajka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Boliiska Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysanayaal lagu qabtay ayagoo si sharci darra ah ku buufinayo Mootooyinka Bijaajka ee ku shaqaysta magaca A iyo B. Ciidanka saldhigga Xamar jajab  ee gobolka Banaadir oo ku guda  jiray howl maalmeedkooda ayaa helay xogta shabakaddan xili ay ku guda jireen buufinta Mootooyin cusub. Eedeysanayaashan ayaa waxaa hadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliiska Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysanayaal lagu qabtay ayagoo si sharci darra ah ku buufinayo Mootooyinka Bijaajka ee ku shaqaysta magaca A iyo B.

Ciidanka saldhigga Xamar jajab  ee gobolka Banaadir oo ku guda  jiray howl maalmeedkooda ayaa helay xogta shabakaddan xili ay ku guda jireen buufinta Mootooyin cusub.

- Advertisement -

Eedeysanayaashan ayaa waxaa hadda ku socda baaritaan ku aaddan muddadii ay ku guda jireen howshan, inta mooto ee ay buufiyeen iyo taargooyinka ay sida sharci darrada ah ku bixiyeen.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa horay ugu soo saaray sharci mabnuucaya buufinta Mootooyinka Bijaajka habka qarsoodiga ah, iyagoo sheegay in ciddii lagu helo ku qaraabashada magaca dowladda hoose ee Xamar lala tiigsan doono caddaalada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts