HomeWararMaxay tahay Sababta Maraykanku  oo Ciidamadiisa ugala baxayo Galbeedka Afrika?

Maxay tahay Sababta Maraykanku  oo Ciidamadiisa ugala baxayo Galbeedka Afrika?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Afhayeen u hadlay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa sheegay Isniintii in Maraykanku uu wadahadal la furay xukuumadda milateriga ah ee ka talisa dalka Niger, isaga oo kala hadlaya go’aankooda ku aaddan, bixitaanka ciidamada Maraykanka ee ku sugan dalkaas. Bishii hore ayaa saraakiisha milateriga ee dalka Niger waxay ku dhawaaqeen inay soo afjarayaan heshiiskii u dhexeeyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeen u hadlay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa sheegay Isniintii in Maraykanku uu wadahadal la furay xukuumadda milateriga ah ee ka talisa dalka Niger, isaga oo kala hadlaya go’aankooda ku aaddan, bixitaanka ciidamada Maraykanka ee ku sugan dalkaas.

Bishii hore ayaa saraakiisha milateriga ee dalka Niger waxay ku dhawaaqeen inay soo afjarayaan heshiiskii u dhexeeyey Maraykanka iyo Niger, waxaana la sheegayaa in saraakiisha difaaca ee Maraykanku inay toddobaadkii hore aqbaleen go’aanka Niger ee ah, in ciidamada Maraykanku ay baxaan.

- Advertisement -

Isniintii afhayeen u hadlay Pentagon-ka Maraykanka, ayaa xaqiijiyey inay socdaan wadahadalo u dhexeeya Maraykanka iyo Niger, kaas oo ku aaddan, hannaankii ay ciidamada Maraykanku uga soo bixi lahaayeen dalkaas,

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts