HomeWararRW Ku Xigeenka oo dhagax-dhigay laanta socotada Booliska Soomaaliyeed

RW Ku Xigeenka oo dhagax-dhigay laanta socotada Booliska Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’isal wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta dhagax-dhigay laanta socotada Booliska Soomaaliyeed oo hoy u noqon doonta askarta u kala socdaali doonta gobollada dalka iyo kuwa tababarka ku jira. Dhagax-dhigga waxaa Ra’iisul wasaare ku xigeenka ku wehliyey Wasiirka Amniga Gudaha XFS Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Taliyaha Ciidanka Booliska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isal wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta dhagax-dhigay laanta socotada Booliska Soomaaliyeed oo hoy u noqon doonta askarta u kala socdaali doonta gobollada dalka iyo kuwa tababarka ku jira.

Dhagax-dhigga waxaa Ra’iisul wasaare ku xigeenka ku wehliyey Wasiirka Amniga Gudaha XFS Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts