HomeWararHeshiis Hordhac ah oo laga gaaray Colaad beeleed ka taagnaa Gaalkacyo

Heshiis Hordhac ah oo laga gaaray Colaad beeleed ka taagnaa Gaalkacyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Heshiis horudhac ah ayaa laga gaaray colaad dhawaan ku dhexmartay gobolka Mudug beello halkaas wada dagan, kaddib shir hal maalin ah oo ka qabsoomay magaalada Gaalkacyo. Shirka oo ay ka qaybgaleen wasiirro ka tirsan dawladda Federaalka iyo waxgaradka deegaanka ayaa la isku afgartay in la xoojiyo xabad joojin horey loo gaaray iyo in gogol balaaran […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Heshiis horudhac ah ayaa laga gaaray colaad dhawaan ku dhexmartay gobolka Mudug beello halkaas wada dagan, kaddib shir hal maalin ah oo ka qabsoomay magaalada Gaalkacyo.

Shirka oo ay ka qaybgaleen wasiirro ka tirsan dawladda Federaalka iyo waxgaradka deegaanka ayaa la isku afgartay in la xoojiyo xabad joojin horey loo gaaray iyo in gogol balaaran la dhigo si heshiis ka dambeys ah loogu helo colaada Gobolka Mudug.

- Advertisement -

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Axmed macalin Fiqi oo kamid ahaa wasiiraddii shirka ka qaybgalay ayaa dalbaday in gobolka dib loogu soo celiyo nabadda iyo walaalnimo kuwada noolaanshaha dadka dariska ah.

‘’Waxan rajeynaynaa gobolka Mudug oo ay hormuud u ahaayeen nabaddii 2020 kii in meesheedii lagu soo celsho, oo taariikhdaas cusub aan la baabi’in ee wanaagsanayd, waxan rajeynaynaa Ilaahay idankiis in Gobolka Mudug oo dhan wax kasta oo ka jira in nabad lagu soo dabaalo reer Mudugna ay gacan ka gaystaan’’ ayuu yiri Wasiir Fiqi.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista ee Dawladda Federaalka Fardawsa Cusmaan Cigaal oo iyana ka hadlaysay shirka nabadda ee Gaalkacyo ayaa sheegtay in lagu guuleystay horudhaca shirka, isla markaana la isla gartay halkii looga dhaqaaqi lahaa halka maanta la joogo.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts