HomeWarar(SAWIRO): Dhowr qof oo uu ku jiray ilmo toban maalmood dhalanaa oo...

(SAWIRO): Dhowr qof oo uu ku jiray ilmo toban maalmood dhalanaa oo ku dhintay Dhul-gariir ka dhacay Jesiiradda Taiwan.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geeriyootay oo uu ku jiray ilmo yar oo 10 maalmood dhalanaa, kadib, markii uu dhul-gariir halbeegiisu dhamaa 6.4 Rectar Scale uu Waaberigii hore ee saakayto ka dhacay Jesiiradda Taiwan. Dhismo ka kooban 17 dabaq ayaa ku dumay Dhul-gariirkaasi. Kooxaha Gurmadka waxay ku guuleysteen inay soo badbaadiyaan ku-dhawaad 200 oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geeriyootay oo uu ku jiray ilmo yar oo 10 maalmood dhalanaa, kadib, markii uu dhul-gariir halbeegiisu dhamaa 6.4 Rectar Scale uu Waaberigii hore ee saakayto ka dhacay Jesiiradda Taiwan.

Dhismo ka kooban 17 dabaq ayaa ku dumay Dhul-gariirkaasi.

- Advertisement -

Kooxaha Gurmadka waxay ku guuleysteen inay soo badbaadiyaan ku-dhawaad 200 oo qof oo ku xayirmay Dhismahaasi, kadib, markii uu Dhul-gariirku ruxay Degmadda Tainanee Koonfurta Taiwan.

Wakaalalladda Wararka ee Taiwan’s state news agency ayaa sheegtay inuu Dhul-gariirku dhacay abaarihii  4:00 habeenimo ee Saqdii dhexe ee xalay, iyadoo uu bilaabanayey Fasaxa Sannadka cusub ee Shiinaha “The start of the Chinese New Year holidays”.

Dadka ku geeriyooday Dhul-gariirkaasi waxaa kaloo ka mid ah gabar 10-jir ahayd, Oday 50-jir ahaa, Nin kale oo 40-jir ahaa iyo Haweeney 55 jir ahayd, sida lagu sheegay Warbixin laga soo saaray Xarunta La-socodka Gurmadka ee Degmadda Tainan.

- Advertisement -

Kooxaha Dab-damiska waxay u sheegeen Telefishinka Channel News Asia inay Haweeney kale geeriyootay, kadib, markii uu ku dul habsaday Haanta lagu kaydiyo Biyaha.

Dhul-gariirka waxaa laga samata-bixiyey 230 qof, iyadoo 378 kalena ku dhaawacmeen Dhul-gariirkaasi oo ay Dhismooyin badan iyo hanti kale ku burbureen.

TAIWAN33 TAIWAN3 TAIWAN29 TAIWAN29 TAIWAN001 TAIWAN000 TAIWAN28
TAIWAN27 TAIWAN26 TAIWAN6 TAIWAN25 TAIWAN7 TAIWAN9 TAIWAN24 TAIWAN23 TAIWAN22 TAIWAN21 TAIWAN4 TAIWAN20 TAIWAN2 TAIWAN18 TAIWAN17 TAIWAN16 TAIWAN15 TAIWAN14 TAIWAN13 TAIWAN12 TAIWAN11 TAIWAN1 TAIWAN

Waxaa Turjumay: Ahmed Hagi Ugaaska

 ©Dadweyne Media     

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts