HomeCaalamkaIceland oo lagu dhawaaqay in xaalad Deg deg ah la galiyey

Iceland oo lagu dhawaaqay in xaalad Deg deg ah la galiyey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Iceland ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah kadib markii dhowr dhul gariir ay sare u qaadeen cabsida laga qabo in foolkaanada uu qarxo. Maamulka ayaa ku amray kumanaanka qof ee ku nool magaalada Grindavík ee koonfur-galbeed inay isaga guuraan si taxadar leh. Xafiiska IMO Iceland ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin xaddi badan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iceland ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah kadib markii dhowr dhul gariir ay sare u qaadeen cabsida laga qabo in foolkaanada uu qarxo.

Maamulka ayaa ku amray kumanaanka qof ee ku nool magaalada Grindavík ee koonfur-galbeed inay isaga guuraan si taxadar leh.

- Advertisement -

Xafiiska IMO Iceland ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin xaddi badan oo magma ama dhagaxa dhalaalay – oo ku faafaya dhulka hoostiisa oo laga yaabo in ay ku soo baxaan.

Toddobaadyadii la soo dhaafay, in kabadan kumanaan jeer oo gariir ayaa laga diiwaan giiyay agagaarka foolkaanaha Fagradalsfjall ee u dhow.

Hay’adda Ilaalinta Madaniga ah ee Iceland ayaa sheegtay in go’aanka daad-gureynta uu yimid ka dib markii IMO ay meesha ka saari kari weyday “Dagxaa dhalaaya oo hadda isku uruuraya uu gaari karo magaalada Grindavík”.

- Advertisement -

Bayaan ay soo saartay Jimcihii, ayay hay’addu ku sheegtay in dadku ay ka baxaan magaalada, laakiin sidoo kale waxay ku nuuxnuuxsatay inaysan ahayn “daad-gureyn degdegga ah” – iyadoo ugu baaqday dadka inay ” is dejiyaan, sababtoo ah waxaan haysanaa waqti fiican oo aan kaga falcelinno”.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts