HomeCaalamkaIsrael oo ganafka ku dhufatay Dhex-dhexaadintii Qatar ee xabad-joojinta Qasa

Israel oo ganafka ku dhufatay Dhex-dhexaadintii Qatar ee xabad-joojinta Qasa

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hay’adda Warbaahinta Israel ayaa waxaa laga soo xigtay inay Israel ka biyo diiday Shuruudaha isku sidkan ee XJJ magaalladda Qasa iyo Sii-daynta Tobaneeyo La-haystayaal. Israel ayaa waxay soo jeedisay in marka hore Shuruud la’aan la sii daayo La-haystayaasha, ka hor Wada-xaajoodka Xabbad-Joojinta KMG ee magaallada Qasa. Hadalka Israel ayaa soo baxay wax yar kadib, markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Warbaahinta Israel ayaa waxaa laga soo xigtay inay Israel ka biyo diiday Shuruudaha isku sidkan ee XJJ magaalladda Qasa iyo Sii-daynta Tobaneeyo La-haystayaal.

Israel ayaa waxay soo jeedisay in marka hore Shuruud la’aan la sii daayo La-haystayaasha, ka hor Wada-xaajoodka Xabbad-Joojinta KMG ee magaallada Qasa.

- Advertisement -

Hadalka Israel ayaa soo baxay wax yar kadib, markii ay Dhexdhexaadiyaasha Dowladda Qatar  ku dhawaaqeen in horumar laga sameeyey qorshe Xabbad-Joojin 3 maalin ah oo laga hirgeliyo magaalladda Qasa ee ay colaadaha halakeeyeen, si loo sii daayo 12 La-hayste oo kala-bar Maraykan ah.

Ilo ku dhow Xarakada Islaamiga ee XAMAAS waxay soo dhaweeyeen Dhexdhexaadintaasi, iyagoo soo bandhigay Sii-daynta Tobaneeyo La-haystayaal oo lagu bedelanayo XJJ 3 maalin ka tisqaada magaalladda  Qasa.

Dowladaha Qatar iyo Masar waxay kaalin muhiim ah kaga jiraan xal-u-helista Dagaalka XAMAAS iyo Israel, Xabbad-Joojinta Aadminimo ee Qasa iyo sii-daynta La-haystayaasha ay  labada dhinac kala haystaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts