HomeCaalamkaGen. Al-Burhan oo ka degay Magaalada Dooxa lana kulmay Amiirka Qatar

Gen. Al-Burhan oo ka degay Magaalada Dooxa lana kulmay Amiirka Qatar

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxa Golaha haya Talada dalka Sudan,  ahna Taliyaha Guud ee Ciiddanka dalkaasi, Jeneral C/Fataax C/raxmaan Al-Burhan iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa waxay Booqasho Hawleed uga bilaabantay dalka Qatar. Al-Burhanayaa  waxaa Garoonka Doha  (مطار الدوحة) ku soo dhaweeyey Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibedda ee dalka Qatar,  Maxamed Bin C/Casiis iyo Danjiraha Qatar u jooga Sudan, Ambassador Maxamed Bin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa Golaha haya Talada dalka Sudan,  ahna Taliyaha Guud ee Ciiddanka dalkaasi, Jeneral C/Fataax C/raxmaan Al-Burhan iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa waxay Booqasho Hawleed uga bilaabantay dalka Qatar.

Al-Burhanayaa  waxaa Garoonka Doha  (مطار الدوحة) ku soo dhaweeyey Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibedda ee dalka Qatar,  Maxamed Bin C/Casiis iyo Danjiraha Qatar u jooga Sudan, Ambassador Maxamed Bin Ibraahim.

- Advertisement -

Warbaahinta ayaa sheegtay inuu Al-Burhan la kulmay Amiirka dalka Qatar, Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-Thani, iyagoo ka wada hadlay Xiriirka labada Waddan iyo xal-u-helista Colaada Sudan oo ay ku dhinteen Ku-dhawaad 5,000 oo qof, halka ay 4.8 milyan oo kalena noqdeen kuwo ku barakacay gudaha dalkooda iyo kuwo u qaxay dalalka deriska la ah Sudan,  oo ay ka mid yihiin Masar, Chad iyo Ethiopia.

Dowladda Qatar ayaa waxay dadaal ugu jirtaa sidii ay u wada hadli lahaayeen Jeneral C/Fataax C/raxmaan Al-Burhan iyo Taliyaha Ciiddanka Gurmadka Degdega ee RSF,  Jeneral Maxamed Xamdaan Daglo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts