HomeCaalamkaPutin iyo Kim Jong oo qorsheysanaya Arrin halis ku ah Dowladda Ukraine

Putin iyo Kim Jong oo qorsheysanaya Arrin halis ku ah Dowladda Ukraine

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa qorsheynaya inuu bishan u safro Ruushka si uu ula kulmo Madaxweyne Vladimir Putin, sida uu sarkaal Mareykan ah u sheegay warbaahinta wada shaqeynta la leh BBC-da ee CBS. Labada hoggaamiye ayaa ka wadahadli doona suurtagalnimada in Kuuriyada Waqooyi ay Moscow siiso hub ay ku taageerays dagaalka ay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa qorsheynaya inuu bishan u safro Ruushka si uu ula kulmo Madaxweyne Vladimir Putin, sida uu sarkaal Mareykan ah u sheegay warbaahinta wada shaqeynta la leh BBC-da ee CBS.

Labada hoggaamiye ayaa ka wadahadli doona suurtagalnimada in Kuuriyada Waqooyi ay Moscow siiso hub ay ku taageerays dagaalka ay ka waddo Ukraine, ayuu yiri sarkaalku.

- Advertisement -

Ma cadda goobta rasmiga ah ee lagu wado in kulankoodu uu ka dhaco.

Ma jiro wax hadal ah oo degdeg ah oo ku saabsan warbixinta, oo ay sidoo kale baahisay warbaahinta kale ee Mareykanka, ee Waqooyiga Kuuriya ama Ruushka.

Ilo wareedyo ayaa u sheegay New York Times in Mr Kim ay u badan tahay inuu ku safro tareen nooca gaashaaman ah.

- Advertisement -

Kulanka suurtogalka ah ayaa yimid ka dib markii Aqalka Cad uu sheegay in uu hayo xog cusub oo ku saabsan in wada xaajoodyada hubka ee u dhexeeya labada dal “uu si firfircoon horumar u sameeynayo

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts