HomeCaalamkaNiger oo sheegtay inay dishay 55 xubnood oo ka tirsan urur xiriir...

Niger oo sheegtay inay dishay 55 xubnood oo ka tirsan urur xiriir la leh Daacish

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ciidamada dalka Niger ayaa Isniintii sheegay inay dileen 55 xubnood oo ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta ee xidhiidhka la leh ururka Daacish, kuwaas oo ay ku jiraan saraakiil sar sare. Hawlgalkan oo socday muddo 22 maalmood ah, ayaa la soo gebagebeeyey maalinimadii Axaddii, iyada oo la bartilmaameedsaday goobaha ay ka degan yihiin kooxaha Islaamiyiintu gobolka ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dalka Niger ayaa Isniintii sheegay inay dileen 55 xubnood oo ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta ee xidhiidhka la leh ururka Daacish, kuwaas oo ay ku jiraan saraakiil sar sare.

Hawlgalkan oo socday muddo 22 maalmood ah, ayaa la soo gebagebeeyey maalinimadii Axaddii, iyada oo la bartilmaameedsaday goobaha ay ka degan yihiin kooxaha Islaamiyiintu gobolka ku yaalla dhinaca woqooyi bari oo ay xuduud kala wadaagaan dalka Nigeria.

- Advertisement -

Tirada xubnaha ay ka dileen kooxaha Islaamiyiinta, ayay ciidamada milaterigu ku faafiyeen majalad ay leeyihiin ciidamada milaterigu, kaas oo ay aragtay wakaaladda wararka ee AFP Isniintii.

Kooxaha Islaamiyiinta ayaa culays dhinaca amniga ah ku haya dalalka Chad, Nigeria, Niger iyo Cameroon. Afartan dal ayaa heshiis ka dhan ah kooxaha Islaamiyiinta waxa ay gaadheen sannadkii 2015, kaas oo ay ku yagleeleen ciidamo heegan ah oo la dagaalama.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts