HomeWararWafuud ka socda kooxaha ku dagaalamayo Suudan oo gaaray Sacuudiga

Wafuud ka socda kooxaha ku dagaalamayo Suudan oo gaaray Sacuudiga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Milliteriga Dowladda Suudan iyo Kooxda Gurmadka Degdega ee ama RSF ayaa waxa ay shalay oo Jimco ahayd wakiilo u  direen magaaladda Jeddah ee dalka Sacuudiga,  si ay u yeeshaan wada-xaajood aan toos ahayn  oo lagu dhamaynayo Colaada lagu riiqmay ee ka socda dalkaasi. Wada-xaajoodkaasi ayaa waxaa dhexdhexaadiyaal ka ah Mareykanka, Sacuudiga & Urur- Gobaleedka IGAD, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Milliteriga Dowladda Suudan iyo Kooxda Gurmadka Degdega ee ama RSF ayaa waxa ay shalay oo Jimco ahayd wakiilo u  direen magaaladda Jeddah ee dalka Sacuudiga,  si ay u yeeshaan wada-xaajood aan toos ahayn  oo lagu dhamaynayo Colaada lagu riiqmay ee ka socda dalkaasi.

Wada-xaajoodkaasi ayaa waxaa dhexdhexaadiyaal ka ah Mareykanka, Sacuudiga & Urur- Gobaleedka IGAD, iyadoo Kulankaasi looga arrinsan doono Qoddobada kala ah:

- Advertisement -

1-Xabbad-Joojin,

2-In Ciidamada laga daad-gureeyo deegaanada ay dadka Rayidka degan yihiin iyo,

3-In la furo Marino Aadminimo ( وفتح ممرات إنسانية), si looga gudbiyo Gargaarka Aadminimo iyo Adeegyada Caafimaadka.

- Advertisement -

Dhanka kale, Telefishinka Al-Sharq waxa uu baahiyey magacyada Wafuuda ka kala socday Milliteriga Dowladda Sudan iyo kuwa RSF ee ka qeyb geli doona Shirka Nabadda ee ka furmi doona magaalladda Jeddah ee dalka Sacuudiga.

Si kastaba, ma kala cadda inay kooxaha ku dagaalamayo dalkaasi ay Isfaham ka gaari doonaan Shirka Nabadda ee magaalladda Jeddah ka furmayo maanta oo Sabti ah.

W/Q Ustaad Nuuaradiin

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts