HomeCaalamkaDiyaarad Dagaal oo Duqeyn la beegsatay Magaalo ku taalla dalka Ruushka

Diyaarad Dagaal oo Duqeyn la beegsatay Magaalo ku taalla dalka Ruushka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasaaradda difaaca ee magaalada Moscow ayaa sheegtay in diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay ay si aan ku talagal ahayn u duqaysay magaalada Belgorod ee u dhow xadka Ukraine. Guddoomiyaha gobolka Vyacheslav Gladkov ayaa sheegay in qaraxa uu sababay bohol aad u weyn oo qiyaastii 20 mitir. Saddex qof ayaa ku dhaawacmay, dhowr dhismena waa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda difaaca ee magaalada Moscow ayaa sheegtay in diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay ay si aan ku talagal ahayn u duqaysay magaalada Belgorod ee u dhow xadka Ukraine.

Guddoomiyaha gobolka Vyacheslav Gladkov ayaa sheegay in qaraxa uu sababay bohol aad u weyn oo qiyaastii 20 mitir.

- Advertisement -

Saddex qof ayaa ku dhaawacmay, dhowr dhismena waa ay burbureen, ayuu yiri. Hal guri oo dabaq ah ayaa sidoo kale wax-yeello soo gaartay

Diyaarad tirsigeedu yahay Su-34 oo ah nooca dagaalka ayaa si lama filaan ah u sii daysay bamka, sida ay sheegtay wasaaraddu.

Qaraxa ayaa ka dhacay isgooska labo wado oo aan ka fogeyn bartamaha magaalada iyo dhanka dhismooyinka la dego.

- Advertisement -

Baaritaan ayaa socda oo ku aaddan duqeynta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts