HomeWararPuntland oo Digniin kasoo saartay Ansixinta sharci horyaalla Golaha Shacabka BFS

Puntland oo Digniin kasoo saartay Ansixinta sharci horyaalla Golaha Shacabka BFS

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland ayaa Wasaaradda Kalluumaysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya uga digtay inay meel mariso sharciga sharciga hormarinta iyo maareynta Kalluumaysiga Soomaaliyeed. War-saxaafadeed kasoo baxay Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaradda Kalluumaysiga dowladda Federaalka ay dooneyso inay meel mariso sharcigaas oo ay Puntland tilmaamay inuu sharcigaas khilaafsan yahay Dastuurka dowladda Federaalka. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland ayaa Wasaaradda Kalluumaysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya uga digtay inay meel mariso sharciga sharciga hormarinta iyo maareynta Kalluumaysiga Soomaaliyeed.

War-saxaafadeed kasoo baxay Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaradda Kalluumaysiga dowladda Federaalka ay dooneyso inay meel mariso sharcigaas oo ay Puntland tilmaamay inuu sharcigaas khilaafsan yahay Dastuurka dowladda Federaalka.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka dowlad Goboleedka Puntland ayaa caddeysay inaysan aqoonsanayn kuna dhaqmi doonin sharci kasta oo baalmarsan Dastuurka dowlada Puntland iyo kan dowladda Soomaaliya.

“Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland waxa ay u cadaynaysa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaana Puntland iyo wadamada deeq bixiyaasha ee Soomaaliya taageera in Wasaaradda Kalluumaysiga DFS ay doonayso inay meel mariso Sharci ay ku sheegtay SHARCIGA HORMARINTA IYO MAAREYNTA KALLUUMAYSIGA SOOMAALIYEED Kaasi oo ah mid khilaafsan Dastuurka DFS. Qodobkiisa 44-aad ee qeexaya qaybsiga khayraadka Dabiiciga ah ee Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya” ayaa lagu yiri Qoraalka Wasaaradda.

Gaba-gabadii Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Puntland ayaa uga digtay mMadaxda wasaaradda Kalluumaysiga DFS, Siyaasadaynta mashruucyada horumarineed ee dalka iyo ku xadgudubka xeerarka iyo shuruucda dalka.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Puntland 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts