HomeWararBanaanbaxyo xooggan oo maalintii 5-aad ka socda Laascaanood & Rasaas la maqlayo

Banaanbaxyo xooggan oo maalintii 5-aad ka socda Laascaanood & Rasaas la maqlayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa maalintii shanaad oo xiriir ah ka socda banaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan inta badan dadka deegaanka magaaladaas oo kasoo horjeeda Maamulka Somaliland ee ka arrimiya magaalada. Boqolaal dadweyne ah oo isugu jira haween, dhallinyaro , carruur iyo Odayaal ayaa maanta oo sabti ah waxaa ay banaanbax xooggan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa maalintii shanaad oo xiriir ah ka socda banaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan inta badan dadka deegaanka magaaladaas oo kasoo horjeeda Maamulka Somaliland ee ka arrimiya magaalada.

Boqolaal dadweyne ah oo isugu jira haween, dhallinyaro , carruur iyo Odayaal ayaa maanta oo sabti ah waxaa ay banaanbax xooggan ka dhigayaan bartamaha magaalada, iyagoona aad uga careysan dilalka ciidanka Somaliland ay geysteen dad dhigaa banaanbaxyada.

- Advertisement -

Dadka ayaa waddooyinka Laascaanood ku xiray biro iyo dhagxaan waaweyn, isla markaana laamiga dhex-diisa ku gubaya taayaro, sida lagu arkayay muuqaal laga soo duubay goobaha ay ka socdaan banaanbaxyada oo galay maanta maalintii shanaad.

Ciidamada Booliska Maamulka Somaliland ayaa toogasho ku dilay dhowr qof oo kamid ah dadkii dhigaayay banaanbaxyada, in ka badan 10 qof ayaa lasoo weriyey inay ciidamada rasaas ku dileen, halka tirro intaas badan ay dhaawacmeen.

Gebi ahaan waxaa xiran goobaha Waxbarashada iyo ganacsiga, waxaana Maamulka Somaliland uu ciidamo dheeraad ah oo Milateri ah geeyay meelo kamid ah magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, dowladda Federaalka oo ka hadashay dhibaatada ka jirta magaaladaas ayaa sheegtay inay aad uga tahay waxa ka socda Laascaanood.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts