HomeWararCiidanka Booliska oo Muqdisho ku qabtay Wiil kamid ahaa Rag tacadi u...

Ciidanka Booliska oo Muqdisho ku qabtay Wiil kamid ahaa Rag tacadi u geystay Gabar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ayaa gacanta kusoo dhigay wiil ka mid ah saddex dhalinyaro oo fal tacadi ah degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ugu geystay gabar dhallinyaro ah, taasi oo muuqaal laga duubay lagu baahiyay baraha bulshada. Afhayeenka ciidamada Booliska Sadiiq Aadan Cali Doodishe oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada ammaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ayaa gacanta kusoo dhigay wiil ka mid ah saddex dhalinyaro oo fal tacadi ah degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ugu geystay gabar dhallinyaro ah, taasi oo muuqaal laga duubay lagu baahiyay baraha bulshada.

Afhayeenka ciidamada Booliska Sadiiq Aadan Cali Doodishe oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada ammaanka ay Muqdisho ku qabteen wiilka oo kamid ahaa saddexda dhallinyarada ee falka u geystay gabadha oo 20-sanno jir ah.

- Advertisement -

Eedeysanaha oo lagu magacaabo Maxamed Cali Maxamed, kana soo qabsaday Baardheere ayuu Afhayeenka sheegay in laga soo qabtay degmada Waaberi, ayna soo qabashadiisa ay iska kaashadeen Taliska Booliska dowladda iyo kuwa Baardheere.

Afhayeen Sadiiq ayaa intaas hadalkiisa kusii daray in ciidanka ammaanka ay ku raad-joogaan sidii loo soo qaban lahaa labada wiil kale oo baxsaday, wuxuuna shacabka ku wargeliyey Afhayeen in wiilkaan lagu wareejin doono hay’addaha Garsoorka.

Dhinaca kale Afhayeenka ciidamada Booliska dowladda ayaa sheegay in lasoo qabtay isna Askari ka tirsan ciidanka Booliska oo gelinkii dambe ee shalay magaalada Muqdisho ku dilay darawal Mooto Bajaaj, isagoo xusay in sharciga la horgeyn doono.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts